Posts

Showing posts from May, 2011

Booqashadii Qooneey Adikhaliif yuusuf sh. xuseen

Image
Mudo shan sanno kahor ah ayaan waxaan ku tagay booqasho Somalia. booqashadaas wuxuu qasadkeeda ahaa in aan soo arko waalidiintay. Waana ku guulaystay in aan soo arko ilaahay mahadiis.   waxaan booqasho ku maray magaalooyinka kala ah Qooneey Boholgrass Doolow Bangool dhabaatooyinka ka jray magaalooyinkaas wax lakoobi karo ma ahan. laakiin waxaa oogu waynaa biya laaanta. waana wax, waxlaga qabban karro haddii dad isxilqaamo lahello. waxaan ku goobaabinayaa dhamaan reer qooneey in waxlaga qabto WAADI QOONEEY  

BBC Somali - War - Dagaal ka socda Muqdisho

Image
-War - Dagaal ka socda Muqdisho

BBC Somali - War - Sawirro xuska 20 Guurada Gooni-isu-taagga Somaliland

BBC Somali - War - Sawirro xuska 20 Guurada Gooni-isu-taagga Somaliland
Image

Martida Makrafoonka iyo Abwaan Hadraawi | Wararka | Somali

Martida Makrafoonka iyo Abwaan Hadraawi | Wararka | Somali

Nolol maalmeedka iyo dagaalada Somalia - Video - NRK Skole

Dagligliv og krig i Somalia - Video - NRK Skole

Manhattan Infidel » Blog Archive » Hello to America! Greetings from Somali Board of Tourism! Much Fun Awaits!

Manhattan Infidel » Blog Archive » Hello to America! Greetings from Somali Board of Tourism! Much Fun Awaits!

kusoo dhawaada bloggan

bloggan wuxuu ka hadlidoona arima kusaabsan tuulada qooneey. qooneey waa meel sharaf mudan oo waxaa kasoo jeeda culuma aad utira badan. kusoo dhawaada dhamaan dadka nasoo booqanaya