Booqashadii Qooneey Adikhaliif yuusuf sh. xuseen

Mudo shan sanno kahor ah ayaan waxaan ku tagay booqasho Somalia. booqashadaas wuxuu qasadkeeda ahaa in aan soo arko waalidiintay. Waana ku guulaystay in aan soo arko ilaahay mahadiis.  

waxaan booqasho ku maray magaalooyinka kala ah

Qooneey
Boholgrass
Doolow
Bangool

dhabaatooyinka ka jray magaalooyinkaas wax lakoobi karo ma ahan. laakiin waxaa oogu waynaa biya laaanta. waana wax, waxlaga qabban karro haddii dad isxilqaamo lahello. waxaan ku goobaabinayaa dhamaan reer qooneey in waxlaga qabto WAADI QOONEEY  

Popular posts from this blog